Mar marka qaarkood ma jeceshaya inaad qof wacdo oo uuna kaa qabanin si aad fariin ugu dhaafto?
Waxaa dhici karta inaadan wakhti aad qofka kula hadasho haynin ama aadanba u haynin wadne aad xiligaas ku sheekayso balse waxaan jeclaan lahayd inaad qofka wacday oo uu kaa qaban waayay saw maaha? hadaba markaas oo kale hadii aad jeclaan lahayd inaad qof fariin u dhaafto waxaa jirta hab intaas bes ah kaa caawinaya.
Waxaad garaacdaa 267-759-3425 kadibna waxaad maqli inyar oo xayaysiis ah markaas kadibna waxaad lagu odhan garaaac taleefanka aad rabto inaad fariinta u dhaafto. kadibna qofkii waxaa aad wacaysay waxaa usoo bixi fariin ah in qofkaasi kusoo wacay oo aadan ka qabanin fariinna waad u dhaaftay oo wuu dhagaysan.
Inta aan ku jeclahay waxa weeyaan marka aad qof rabo inaana la hadlin balse aan tuso inaan soo wacay ayaan habkan isticmaalaa markaas qofkii waxa uu moodayaa inaad niyad usoo wacay oo uu iga qaban waayay uun.

No comments:
Post a Comment