Search This Blog

Loading...

Friday, June 18, 2010

NOTEPAD.CC

Notepad.cc  waa website waxa uu kaa caawinayaa oo keli ah ku qorato xasuusaha yar yar. tusaale ahaan hadii aad rabto inaad waxyar oo degdeg ah qorto si aad goordhow u fiiriso waad qori uun kadibna password baad u samayni, waxaad u samayn cinwaan (Change URL) kadibna xasuusnow passwordka iyo URL amd cinwaanka addresska. bes!

Guji halkan si aad u aado

No comments:

Post a Comment