Welcome to Samatar's blog
Waxaad timid hoyga farsamada kombiitarka iswaydaarsiga tabaha iyo xirfada kombiitarka iyo internetka
Wednesday, July 14, 2010
Mashiin Hadlaya!
Wax kasta inaad aragto filo, xataa hadii aad ku maahmaahday cimrigaaga oo dheeraada geeloow dhalayuu ku tususaa, runtii geeli dhali inaan arko waxbaba malaha ilamaba ahee bal fiiri mashiinkan hadlaya
Saturday, July 10, 2010
Media Converter
MP3, AIFF, QCP. MP3 to WAV, OGG OGG, AAC, AMR, FLAC, MPC, MMF, AU, , AAC, AMR, FLAC, MPC, MMF, AU.... There are many media formats out there, and many of them are specific for only certain media players. If for other reasons you might want to change from one format to an other. After searching for days and downloading many so called media converters I found this site from the Ubuntu community forums. this site does convert almost any file format to your choice. Click here
Friday, July 9, 2010
Google Voice
Google Voice waa taleefan bilaash ah!. Google voice oo muddo hadda sanad ku dhowba jiray balse ay u furnayd uun dad yar oo lagu casuumay inay tijaabiyaan ayaa hada dadka oo dhan loo furay inay isticmaalaan.
Google voice marka aad isdiiwaan geliso waxa uu kusiinayaa taleefan number kaas oo aad ku xidhayso taleefankaaga. Hadii aad leedahay dhowr taleefan sida midka gacanta midka guriga iyo midka shaqada oo lagaa soo waco taleefanka google voiceka waxaa hal mar dhacaya taleefanadaadii oo dhan ama kolba midkii aad u diwaangaliso inuu soo dhaco.
Google voice marka aad isdiiwaan geliso waxa uu kusiinayaa taleefan number kaas oo aad ku xidhayso taleefankaaga. Hadii aad leedahay dhowr taleefan sida midka gacanta midka guriga iyo midka shaqada oo lagaa soo waco taleefanka google voiceka waxaa hal mar dhacaya taleefanadaadii oo dhan ama kolba midkii aad u diwaangaliso inuu soo dhaco.
Friday, June 18, 2010
NOTEPAD.CC
Notepad.cc waa website waxa uu kaa caawinayaa oo keli ah ku qorato xasuusaha yar yar. tusaale ahaan hadii aad rabto inaad waxyar oo degdeg ah qorto si aad goordhow u fiiriso waad qori uun kadibna password baad u samayni, waxaad u samayn cinwaan (Change URL) kadibna xasuusnow passwordka iyo URL amd cinwaanka addresska. bes!
Guji halkan si aad u aado
Guji halkan si aad u aado
Mutamarka MPLS
You can watch the Mutamar in MPLS at here
Watch live streaming video from somalitalk at livestream.com
Monday, June 14, 2010
DOWNLOAD GAREE YOUTUBE.COM
Youtube caadi maaha saw maaha? Haa runtii waxkasta waad ka heli balse marmarka qaar ma u baahataa inaad codka kaduubato ama aad soo shubato(download)? waxaa jira website intaas uun loogu talo galay inuu kaa caawiyo.
websiteka www.dirpy.com waxa uu kuu qabanayaa intaas oo kali ah.
websiteka www.dirpy.com waxa uu kuu qabanayaa intaas oo kali ah.
Sunday, June 13, 2010
THE WEBSITE OF THE DAY
The website of the day is Hulu.com, Hulu lets you watch your favorite movies and shows anytime right on the comfort of your own PC.
SlyDial
Mar marka qaarkood ma jeceshaya inaad qof wacdo oo uuna kaa qabanin si aad fariin ugu dhaafto?
Waxaa dhici karta inaadan wakhti aad qofka kula hadasho haynin ama aadanba u haynin wadne aad xiligaas ku sheekayso balse waxaan jeclaan lahayd inaad qofka wacday oo uu kaa qaban waayay saw maaha? hadaba markaas oo kale hadii aad jeclaan lahayd inaad qof fariin u dhaafto waxaa jirta hab intaas bes ah kaa caawinaya.
Waxaad garaacdaa 267-759-3425 kadibna waxaad maqli inyar oo xayaysiis ah markaas kadibna waxaad lagu odhan garaaac taleefanka aad rabto inaad fariinta u dhaafto. kadibna qofkii waxaa aad wacaysay waxaa usoo bixi fariin ah in qofkaasi kusoo wacay oo aadan ka qabanin fariinna waad u dhaaftay oo wuu dhagaysan.
Inta aan ku jeclahay waxa weeyaan marka aad qof rabo inaana la hadlin balse aan tuso inaan soo wacay ayaan habkan isticmaalaa markaas qofkii waxa uu moodayaa inaad niyad usoo wacay oo uu iga qaban waayay uun.
Saturday, June 12, 2010
411 BILAASH AH
Ma isticmaashaa 411?
411 waa numberka la waco marka aad raadinayso inaad hesho taleefanka ama numberka shirkad, tusaale ahaan hadii aad rabto inaad hesho numberka suuq ama dukaan gaar ah.
hadaba 411 waxa uu ku xidhanyahay taleefanada oo dhan markasta oo aad dirtana lacag ayaa lagugu soo dalici oo ma aha bilaash. balse waxaa jira dhowr kale oo bilaasha h sida google411 iyo bing411
411 waa numberka la waco marka aad raadinayso inaad hesho taleefanka ama numberka shirkad, tusaale ahaan hadii aad rabto inaad hesho numberka suuq ama dukaan gaar ah.
hadaba 411 waxa uu ku xidhanyahay taleefanada oo dhan markasta oo aad dirtana lacag ayaa lagugu soo dalici oo ma aha bilaash. balse waxaa jira dhowr kale oo bilaasha h sida google411 iyo bing411
Dont have have a cable to watch the world cup?
If you dont have a cable to watch the world cup at home you are not alone. if you have high speed internet at home then you dont need a cable to watch the games. there are plenty of ways you can watch the live games but my favorite Is justin.tv click this link and seatch for soccer in their search box and you will see the live games, click them and you are set enjoy!
Tuesday, June 8, 2010
OFFICELIVE
Waxaan blog kale kaga hadalay inay jiraan borogramo kala duwan oo aad u isticmaali karto sixitaanka iyo diyaarinta qoraalada kuwaas oo kulligood bilaash ah. waxaa ka mid ah open office iyo google docs hadaba labaduba waxay u shaqeeyaan sida microsoft office oo ah kan ugu badan ee dadku isticmaalaa, kaasi oo ah inaad soo iibsato si aad u isticmaasho. halka kuwa kale ay yihiin lacag la'aan.
Subscribe to:
Posts (Atom)

